Ujeedoonyinka iyo Hadafka
Ka shaqaynta waxbarashada iyo horumarinta ardaydeena dhanka deenta. Hadafka ah in la abuuro arday isku kalsoon oo si fiican u yaqaan caqiidada Islaamika iyo sunnada Rasuulkeena Suuban (SCW) oo iyaguna bulshada diinta ugu faa’iidiya.