-Hordhac

Ku soo Dhawaada MAC’HADKA Barashada Allaah iyo badbaada Berri. Mac’adka SIS/SACAADO barashaada deenta Islamiika ah aay luqaada af Somalia. SIS wa urur aan faa’iido doon ahayn, oo la aasaasay 1440 oo wa faqsan 2009 taariikhada miilaadiga ha ee dalka Canada. Mamuulka mac’hadkan wa Shiekh Dr. Cusman Macalim Maxamuud. Mac’hadkan ayaa ka kooban shaqaalayal badan iyo culimo Islaami ah oo isku tagay si ay u caawiyaan ardaya Soomaaliyeed si ay u fahman diintooda. Mac’hadkan wa mid diin iyo tarbiya ah kuna baxa habka fogaan dhigashada una taagan waxbarista ardayda iyo sara uqaadista aqoontooda, si waafaqsan kitaabka iyo sunnada, loona fahmayo fahamkii salafki wanagsanaa. Taaso aad uga baxayno jahliga una xambaaraan masuuliyadda faafinta dacwada islaamika iyo wax barista bulshadha. Dhammaan maaddooyinku waa lacag la’aan waxayna u dhexeeyaan maaddooyin bilow ilaa heer sare ah. Waxa ka mid ah maaddooyinka, Tawxiidka, Caqiidada, Qur’aanka, Fiqhiga, Xadiithka, luuqadaha Carabiga iyo Soomaaliga, siirada, Aadaabta iyo kuwa kale. Haddaba haddi aad raadinayso waxbarasho Islaami ah oo tayo sare leh, nagu soo biir, iis diiwan geli manta.

 

more text

Warbixinta Macadka Badbaada/Sacaado

Barashada Allaah iyo Badbaadada Berri

(Arabic)

(Somali)